You are currently viewing Phrasal verbs In Somali
Phrasal verbs In Somali

Phrasal verbs In Somali

  • Post author:
  • Post last modified:September 7, 2024

Learn Phrasal verbs In Somali. Phrasal verbs stand ka samaysma ku baro Afsomali mid walba macnihiisa iyo tusaalayaal la socda.

1. Stand by

Macnaha

She stood by her friend during tough times.

  • Waxay is garab istaagtay saaxiibkeed / saaxiibteed intii lagu jiray waqtiga adag.

The team was ready to stand by for orders.

  • Kooxdu waxay diyaar u yihiin inay qaataan amarka.

2. Stand out

Macnaha

His bright shirt made him stand out.

  • Shaadhkiisa dhalaalaya ayaa ka soocay dadka kale.

3. Stand up

Macnaha

Please, stand up when the teacher comes in.

  • Fadlan, istaaga marka uu macalinku soo galo.

She stood up for her friend.

  • Waxay difaacday / taageertay saaxiibteed.

4. Stand for

Macnaha

USA stands for the United States of America.

  • USA waxay u taagan tahay maraykanka.

I won’t stand for rude behaviors.

  • Uma dulqaadan doono dhaqamada xun xun.

Phrasal verbs with Give

5. Stand down

Macnaha

The boss decided to stand down after the problem.

  • Maamuluhu waxa uu go’aansaday inuu is casilo dhibaatada ka dib.

6. Stand in

Macnaha

He stood in for the sick actor.

  • Waxa uu si ku meel gaadh ah u sii yahaa jilaaga doorkiisii.

7. Stand over

Macnaha

The teacher stood over the students.

  • Macalin wuxuu si dhaw u ilaaliyay ardayda.

8. Stand back

Macnaha

Stand back from the fire.

  • Dib uga istaag dabka.

Phrasal verbs In Somali
Phrasal verbs In Somali

9. Stand about

Macnaha

The workers stood about, waiting for instructions.

  • Shaqaaluhu waxay sugayeen in amarka la siiyo.